Monday, July 14, 2025

DAAWO: Xasan Sheekh oo jebiyay balanqaadkiisii xilka Madaxweynaha Soomaaliya

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hore u sheegay inuusan xilka mar labaad isu sharxi doonin ayaa inkiray arrintaasi isagoo ku doodaya inuu qabyo u taalla dhameystirayo.

Goobjooge.com ayaa idin soo diyaarisay labada hadal oo madaxweyne Xasan Sheekh uu ka kala jeediyay barnaamij uu qabtay Universal TV iyo wareysi uu la yeeshay dhowaan Telefishanka Horn Cable.

Dhinaca sare ka daawo Video-ga

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON