Monday, July 14, 2025

DAAWO: “Xasan Sheekhow waan kuu faataxeynaa, dalkan ma badbaadin kartid ee is casil..” [Dood Toos ahayd]

Codsigii ugu adkaa ee lagala hortago madaxweynaha xilkiisa dhammaaday ee mar labaad sharxan ayaa waxaa si toos ah looga sheegay Barnaamijka ‘Yaa mudan’ ee Somali Cable TV.

Ugaas Maxamed Weli ayaa Xasan Sheekh si cad ugu sheegay inuu ku fashilmay siyaasadda gudaha, sidaasi darteedna uu musharaxnimad iska casilo. “Xasan Sheekhow waan kuu faataxeynaa, dalkan ma badbaadin kartid ee is casil, meel ayaan ku dejineynaa gabdho ayaan ku siineynaa..”ayuu yiri Ugaaska oo buuq badan ay ku fureen taageerayaasha Xasan Sheekh ee goobta ku sugnaa.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON