Friday, June 27, 2025

DAAWO Xildhibaan Axmed Fiqi: “Jen. Gabre ayaa ku qasbay Shariif Xasan inuu taageero Xasan Sheekh…”

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya lagu qasbay inuu taageero madaxweynaha xilka ka dhamaaday ee Xasan Sheekh.

Isagoo ka hadlayay barnaamij ka baxay mid kamid telefishanada Soomaalida ayuu si cad u sheegay in Gen. Gabre u hanjabay Shariif Xasan kuna qasbay inuu taageero Xasan Sheekh.

Xildhibaanka oo ka soo jeeda kooxda Aala sheekh ayaan wax caddeyn ah keenin, wuxuuse arrintan sal uga dhigay xaalada dalka iyo saameynta dowladaha shisheeye.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON