Tuesday, June 24, 2025

DAAWO Xildhibaan C/fataax: “Haddii Farmaajo Qarannimo rabo, askarta Ugandes-ka ee ilaalisa ayuu Soomaali ku bedeli lahaa ..”

Xildhibaan C/fataax Ismaaciil Daahir ayaa ku eedeeyay dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo inuu ku dhisan yahay ‘Aargoosi’, wuxuuna sheegay in qof waliba oo xiriir la lahaa heshiiskii xilka Ra’iisal wasaaraha looga qaaday ee ‘Campala Accord’ uu dagaal ku qaadayo.

“Dadka Soomaaliyeed ama aha in lagu khaldo madax bannaanida Soomaaliyeed ayaa lagu xad gudbayaa.. Haddii madax bannaanida Soomaaliyeed Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ilaalinayo askarta Ugandheeska ah ee Gurigiisa ilaaliso ayuu askar Soomali ah ku bedeli lahaa.. laba sano ayuu heystaye..” ayuu yiri xildhibaanka oo ah afhayeenka kutladda la baxday Badbaado Qaran ee Baarlamaanka.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON