Thursday, May 2, 2024

DAAWO: Xildhibaan C/shakuur Cali Mire oo Weerar kulul ku qaaday siyaasiyiinta Beesha H/Gidir

Xildhibaan C/shakuur Cali Mire ayaa hadal kulul ka jeediyay furitaanka madal Soomaaliyeed oo ay ku haboobeen siyaasiyiin taabacsan dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Isagoo ka hadlayay mucaaradnimada lagu hayo dowladda Farmaajo ayuu yiri: “8 Nin oo hal beel kasoo jeeda oo isku jufo ah ayaa wasiir soo doontay, mid ka mida ayaa wasiirkii helay, toddobadii kale bannaanka ayay taagan tahay dhagax ayay wataan, haddii midkood wasiirnimadii la siiyo Farmaajo Malaa’ik buu noqonayaa..” ayuu yiri C/shakuur Cali Mire oo si toos ah u weerarray siyaasiyiin beel qura kasoo jeeda.

Wuxuu intaas ku daray in C/raxmaan C/shakuur uu doorasho galay, lagana adkaaday balse uu sugi la’ yahay..”, isagoo sheegay inaan la diidaneyn mucaarad, basle waxa socda ay yihiin qabyaalad iyo dumis.

Ad

DHINACA SARE KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON