Sunday, June 22, 2025

DAAWO Xildhibaan Fiqi: “Waa in la ixtiraamaa go’aanka Maxkamadda, lana joojiyaa Qabyaalada…”

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida  Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa si buuxda u taageeray xukunka dilka ah oo lagu xukumay ninkii dilay wasiirkii howlaha guud ee Soomaaliya.

Isagoo safar ku jooga dalka Nowray ayuu u warramay weriye ka tirsan Warbaahinta Dowladda ayuu ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan kiiskii dilka wasiirkii Howlaha Guud Marxuum Cabbaas Siraaji

“Dowlado waxay leedahay Hay’ado sharci ah, wasiir si kedis ah ku dhintay ma sahlana.., jawaabta laga bixinayo inay cadaalad noqoto bay ahayd, waxaan aamisanahay inaan loo dhaxeyn sharciga iyo ciddii dembigaasi gashay..” ayuu yiri xildhibaanka.

Ad

Wuxuu caddeeyay inaan dadku u bisleyn sharciga, ayna doodo badan ka jiraan qabaka Cadaaladda. “Si kastoo ay daciif u yihiin maxkamadaha waa in la ixtiraamaa go’aankooda, in maanta qabiil laga dhawaajiyo oo lagu hanjabo waa khalad, dadka waxaas sameynaya ay caafiyadda joojiyaan, madaxweynaha saxiixiisa ayay ku xiran yihiin.” ayuu yiri xildhibaan Fiqi.

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON