Monday, July 14, 2025

DAAWO: Xoghayaha Baarlamaanka Soomaaliya beeniyay jiritaanka Dastuur la xaday [Faahfaahin muhiim ah oo uu bixiyey]

Xoghayaha Guud ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya C/kariin Xaaji Cabdi Buux ayaa faahfaahin ka bixiyey Dastuurka la sheegay in la xaday ee uu soo bandhigay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka.

Wuxuu faahfaahin ka bixiyey qaabkii loo qoray dastuurka iyo marxaladihii uu maray iyo sixitaankii ugu dambeeyay ee la mariyay intii ana la daabicin, wuxuuna soo bandhigay saddex nuqul oo kala duwan.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON