Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa afar sano ka hor markii uu ahaa musharax mucaarad ah oo u taagan xilka madaxweyne ku hadlay cod la mid kan ay maanta ku doodayaan musharaxiinta 2016.
Video-ga sare wuxuu caddeyn u yahay in Soomaaliya aanay waxba iska bedelin mudadii uu xilka hayay Madaxweyne Xasan Sheekh oo isla isagii uu hadda u dhaqmay qodobadii kuu ku eedeeyay dowladii ka horeysay.
DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO.