Monday, June 23, 2025

Dab ka kacay Xarumo Ganacsi oo ku yaalla Agagaarka Masjidka ugu weyn Addis Ababa [Sawirro]

Wararka laga helayo magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya aya sheegaya inuu Dab qasaare geystay ka kacay xarumo ganacsi oo u dhow Masjidka ugu weyn caasimadda Itoobiya.

Dabka ayaa qabsaday Goobo Ganacsi oo ku yaalla agagaarka masaajidka weyn ee Addis Ababa oo lagu magacaabo Anwar, waxaana la sheegay inuu Dabka oo ahaa mid xoog  leh uu baabi’iyey Dukaamo ganacsi oo fara badan.

Dadaal ay qaadeen kooxda Dab-damiska magaalada Adis ababa ayaa ku guuleysta y inay damiyaan dabka intii uusan gaarin masaajidka weyn ee Anwar.

Ad

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

- Advertisement -

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON