Friday, June 27, 2025

Dabley hubeysan oo Caawa Wiil Dhalinyaro ah toogasho ku dishay Magaalada Muqdisho

Wararka naga soo gaaraya magaalada Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in koox Bistoolad ku hubeysan ay toogasho ka geysteen ka soo horjeedka Isbitaalka Somali Jarmal ee degmada Boondheere.

Dadka degaanka ayaa sheegay in saddex xabadood Madaxa iyo Wadnaha kaga dhufteen Wiil kamid ah dhalinyarada sida weyn looga yaqaano degmada Boondheere oo lagu Magacaabi Jiray Axmed Nuur Ciise (Halooyeelo).

Wiilkan ayaa ahaa Ganacsade ka howlgala Studio, Dableyda hubeysneyd ku toogatay Marxuumka irida Goobtiisa ganacsi oo uu ka shaaheynayay. Gudoomiyaha degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir ayaa sheegtay in ragii dilka geystay u suuragashay inay goobta ka baxsadaan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON