Monday, June 23, 2025

Dabley hubeysan oo oday caan ah ku dishay Magaalada Muqdisho

Koox dabley ah ayaa saaka toogasho ku dishay oday caan ka ahaa degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.

Odayga la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Ugaas C/qaadir Farey oo ka mid ahaa waaweyn ee degmada Waabari ee la shaqeeya maamulka Degmada, isgoo hormuud u ahaa ururada bulshada ee degmada.

Koox hubeysan oo Ugaaska dhowr xabbadood ku weeraray isagoo hor fadhiya gurigiisa hortiisa, kadibna goobta ka baxsaday, iyadoo markii danbe halkaasi gaaray ciidamada ammaanka.

Ad

Falalka dilalka ah ee laghu khaarijinayo dadweynaha iyo mas’uuliyiinta dowladda ayaa sii kordhay markii ay talada qabatay dowladda cusub ee Farmaajo.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON