Monday, July 14, 2025

Dabley Weerar ku qaaday Hotelka uu Gaalkacyo ka degan yahay Madaxweynaha Galmudug

Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in  Koox weerar ah  ay rasaas ku futeen Hotel uu deganaa madaxweynaha Galmudug ee Magaalada Gaalkacyo.

Kooxda Hubeysan oo an heybteeda la garan ayay rasaas is weydaarsadeen ciidamada ilallada goobaha ganacsi, kadibna ay rasaas xoog leh ku fureen iyo hotelka uu deganaa madaxweyne C/kariin Guuleed ee Koonfurta magaalada.

Kooxda weerarka soo qaaday iyo ilaalada Madaxweynaha ayaa dagaalamayay Muddo dhowr daqiiqoah, lamana soo werin khasaare ka dhashay weerarkan.

Wararka Qaar ayaa sheegaya in dableyda weerarka qaaday ka caraysnaayeen kala qaadistii shalay lagu sameeyay ciidamada maamulada Puntland iyo Galmudug.

Galmudug weli kama hadlin Wararka sheegaya in Weerar lagu qaaday Hotelka Madaxweynaha galmudug uu Gaalkacyo ka degen yahay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON