Sunday, July 13, 2025

Dad ay ka mid yihiin Haweeney & ilmo yar oo ku dhintay Qaraxii Muqdisho (Sawirro)

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax miino oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.

Waxaa la xaqiijiyey inay qaraxaasi ku dhinteen 3 qof oo ay ku jiraan Hooyo iyo ilma yar oo ay dhashay, waxaana ayaa ku dhaawacmay saddex kale oo xilligaasi wadadda marayey.

Qaraxa ayaa la sheegay in lala damacsanaa Gaari ay wateen ciidamada Xoogga ee wadada marayey, balse wuxuu haleelay. Mooto Bajaaj ay la socden Dad sahcab ah oo ay ka mid yihiin hooyada iyo ilamaha yar.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON