Sunday, July 13, 2025

Dad badan oo ku dhintay Qarax ka dhacay Suuq ku yaalla Magaalada Beledxaawo

Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in qarax Miino oo xoog leh uu ka dhacay magaalada Beledxaawo, kaasoo dhaliyey qasaare dhimash iyo dhaawac leh.

Qaraxa ayaa dhacay Maqaayad ku taalla taalla suuqa xoolaha ee magaalada Beledxaawo waxaana la xaqiijiyey inay lix qof, 9 kalena ay ku dhaawacmeen, kuwaasoo u badnaa dad shacab ah.

Goobta qaraxa lala beegsaday ayaa ah suuqa lagu iibiyo xoolaha iyo sidoo kale qaadka. Suuqa ayaa ku yaalla xaafadda Siddeeda oo u dhow cisbitaalka degmada Buulo Xaawo.

Qaraxan ayaa ka mia weerarro iyo qaraxyo is daba joog ah o Alshabaab saacadihii lasoo dhaafay ka fulisay Muqdisho, Bay iyo Gedo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON