Tuesday, July 8, 2025

Dad badan oo lagu laayey toogasho ka dhacay Baar ku yaalla Gobolka California [Sawirro]

Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay dad ku sugnaa Baar ku yaalla gobolka California ee dalka Mareykanka, iyadoo dad badan lagu laayey halkaasi.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in 12 qof ay ku dhinteen toogashada habeenkii Arbacada waqti danbe xilliga dalkaasi ka dhacday Baar lagu caweeyo oo ku yaalla Borderline Bar & Grill oo ka tirsan magaalada Thousand Oaks, oo 60 KM Galbeed ka xigta magaalada Los Angeles.

Ninka falkan geystay ayaa ka mida dadka dhintay, waxaana Kabtan Garo Kuredjian oo ka tirsan booliska Ventura County uu sheegay in dadka dhintay uu ku jiro mid ka mid ah ku xigeenadiisa. Waxa uu sidoo kale xaqiijiyey in ninka toogashada fuliyey lagu dhex dilay baarka.

Waxa kaloo dhaawac ka soo gaaray 15 kale, iyadoo  ay baaritaan wadaan Booliska, waxaana tani ay noqoneysaa weerar kale oo qof hubeysan ka geystay dalka Mareykanka, waana kii labaad in ka yar 2 toddobaad.

Witnesses (pictured sharing a blanket after escaping the tragedy) had to use chairs to smash the windows of the bar to escape

More than 100 people, many of whom were students (pictured) as young as 18, were in the bar when the gunman opened fireAn injured man who appears to have been shot is rushed to safety at the Borderline Bar and GrillAn FBI officer stands guard outside of the bar and debriefs distressed witnesses, some of who lost their shoes amidst the chaotic scenes

The officer directs members of the public away from the Borderline Bar and Grill while an investigation is carried out 

Plain-clothed law enforcement officers guard the road leading to the Borderline Bar and Grill where 12 people were killed

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON