Friday, July 11, 2025

Dad cusub oo Somalia laga helay Coronavirus & Tirada oo kor u dhaaftay 830 Qof

Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay tiro dad cusub oo laga helay cudurka Coronavirus gudaha Soomaaliya.

Wasiirka Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in 79 kiisas cusub ah la diiwaan geliyay 24-kii saac ee lasoo dhaafay, waxayna dadkaasi kala joogaan:

Gobalka Banaadir: (38)

Jubaland (22)

Koonfur Galbeed (11)

iyo Puntland (8).

Waxaa cudurka u dhintay 3 qof oo kale iyadoo geerida guud ahaan ay gaartay hadda 38 qof, waxaana soo bogsaday 14 qof, iyadoo tirada guud ee bogsashada ay tahay 75. Tirada guud ee dadka qaba cuduurka ayaa gaareysa 835 ruux.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON