Monday, July 7, 2025

Dad ku dhintay qarax ka dhacay magaalada Baardheere

Wararka laga helayo degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya  inuu qarax ka dhacay ka dhacay halkaasi, iyadoo saraakiisha ciidamada dowladda e eku sugan Baardheere ay ka hadleen qasaaraa uu geystay qaraxa.

qarax-miino1Qarax

Miinada dhulka lagu aaso ayaa loo adeegsaday qaraxan, waxaana lala beegsaday meel  Baar ahayd oo fariisan jireen ciidamada Dowladda. Taliyaha  ciidamada ammaanka degmada Baardheere Xuseen Muxumed Caato ayaa sheegay in askari ka tirsan ciidamada ku geeriyooday qaraxa, isagoo markasi kuhowlanaa inuu soo saaro miinada.
Qaraxa ayaa la beeniyay in lala beegsaday ciidamada AMISOM, waxaana jira dhaawacyo soo gaaray dad ka ag dhowaa goobtaasi.
Goobjooge.com
[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON