Friday, July 18, 2025

Dad lagu dilay Rasaastii ugu badneyd oo ka dhacday Magaaada Las Vegas ee Mareykanka

Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay dad ku sugnaa goob dalxiis oo ku sugnaa magaalada Las Vegas ee dalka Mareykanka.

Howlgal ay sameeyeen Booliska ayaa ka socda magaaladaasi, kadib markii koox hubeysan ay rasaas ku furtay shacab ku sugnaa goobaha loo dalxiis tago ee magaalada Las Vegas.

Waxaa la xiray wadadda caanka ah ee loo yaqaan Vegas Strip halkaasi oo ay ku yaalaan hotelada iyo xarumaha lagu khamaaro oo ay caan ku tahay magaaladaasi.

Dableyda ayaa rasaasta kasoo furtay dabaqa uu ku yaalka Hotelka Mandalay Bay Hotel & Casino, waxaana la sheegay in rasaasta laga beegsanayey dadweyne ku sugnaa nawaaxiga hoteelkaasi.

Waxaa  la xaqiijiyey in weerarka lagu dilay  2 qof, halka dhaawaca uu gaarayo ugu yaraan 24 qof. Askar si aad ah u hubeysan ayaa gudaha u galay hotelkaasi, waxayna booliiska sheegeen inay weli wadaan baadi goobka.

A couple, wearing country music hats, cower together at the scene of a shooting at musical festival

Police are seen crouching in front of vehicle outside hotel

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON