Monday, June 23, 2025

Dadka qaba Coronavirus oo gaaray 480 & Faahfaahin laga bixiyey Dadkii ku dhintay Martiini

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliy ayaa shaacisay tirada uu cudurka Covid-19 soo ritay 24-kii saac ee lasoo dhaafay, iyadoo faahfaahin laga bixiyey dadka ku dhintay xalay Isbitaalka Martiini.

Wasaaradda ayaa sheegtay in 44 qof oo cusub laga helay oo 4 ka mida ay ku nool yihiin degaanada Puntland, waxaa u dhintay 3 qof, iyadoo tirada guud ee dadka qaba ay gaartay 480, ayna u dhinteen 26 qof.

Wasaaradda ayaa sheegtay in 9 qof oo xalay ku dhintay Isbitaalka Martiin uu qof ka mida qabay cudurka Covid-19, mid kalena aanu qabin, iyadoo 7 kale ay baaritaan ku jiraan xaaladooda.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON