Wednesday, June 25, 2025

Dadweyne fara badan oo bannaanbax rabshado ka wada Magaalada Garowe

Wararka laga helayo Magaalada Garoowe ee maamulka Puntland ayaa sheegayaa inuu halkaasi ka socdo dibadbax rabshado wato.

Mudaaharaadka ayaa la sheegay inuu ka dhashay dhibaato ka taagan kala sooca lacagta Lacagta Shillin Soomaaliga ee ganacsatada magaaladaasi ku hayaan bulshada, waxaana bannaanbax kan la mida uu hore uga dhacay magaalada Boosaaso.

Boqolaal dad ah ayaa xiray wadooyinka magaalada Garoowe, iyagoo ku dhawaaqaya ereyo ay ku eedeynayaanMaamulka Puntland, iyadoo lacagta shilin Soomaalida ah ee Faalsada ah lagu sameeyo degaanada Puntland.

Dhibaatada dhaqaale ee ka dhalatay lacagta been abuurka ah ee lagu sameeyo Puntland ayaa xaalado dhibaatooyin dhaqaale ah ka abuurtay Gobollada Dhexe iyo Puntland.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON