Tuesday, June 24, 2025

Dagaal culus dib uga qarxay degaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud

Dagaal kale ayaa maanta dib uga qarxay degaanka Xeraale ee gobalka Galgaduud, kaasoo u dhaxeeya maleeshiyada degaanka iyo kuwa Ahlu suana.

Dagaalka ayaa socda ku dhow laba toddobaad iyadoo ay isku heystaan, kooxda Ahlusunna iyo Ciidamo Beeleed abaabhulan, waxaana ilaa hadda uu dhaliyay qasaare dhimasho iyo dhaawac fara badan iyo barakac.

Dagaalka dib u soo cusboonaaday ee Xeraale ayaa ka danbeeyay maalmo madaafiic la isku weydaarsanayay degaankaasi oo dadkii deganaa ay ka barakaceen, waxaana hakad galay wadahadal la filayay inuu Mareergur ku dhex maro Mas’uuliyiin ka socda Maamulka Galmudug iyo Ahlusunna oo xaaladda dagaalka Xeraalka looga hadli lahaa.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON