Thursday, June 26, 2025

Dagaal culus oo ka qarxay degaano ka tirsan Gobolka Shabeelada Hoose

Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya inuu dagaal ka qarxay saaka, kaasoo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM iyo Alshabaab.

Dagaalka ayaa ka socda degaanka Janaale,  waxaana saaka si kedis ah duullaan ugu qaaday ciidamada huwanta ee dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

Dadka degaanka ayaa soo weriyay in madaafiic iyo qoryaha culus ay is weydaarsadeen labada dhinac.

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa dhowr jeer weerarro ku qaaday degaano ka tirsan gobolka Sh/hoose iyagoo kadibna dib uga soo laabtay.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON