Wednesday, June 25, 2025

Dagaal qaraar oo ka qarxay Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan

DAGAAL BEELEED KA QARXAY MAGAALADA BELEDWEYNE

Dagaal beeleed oo qaraar ayaa ka qarxay magaalada Beledweyne  ee gobolka Hiiraan, iyadoo dagaalku ka socdo Xaafada Howlwadaag ee Galbeedka Magaalada, waxaana isaga horjeeda  labo maleeshiyo beeleed oo xiisad colaadeed u dhaxeysay kadibna isku qabtay canshuur laga qaadi lahaa gaari xamuul ah.

Rasaas culus iyo xaalad dagaal ayaa ka jira magaalada Beledweyne, waxaan la maqlayaa dhawaaqa rasaas culus oo ay is weydaarsanayaan labada maleeshiyo beeleed oo weli dagaalkoodu ka socda, waxaa istaagay isu socodkii dadka, iyadoo dagaalku uu dhaliyay dhimasho iyo dhaawac.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalka ay ku dhinteen 8 qof oo 7 ka mida ay tahay maleeshiyadii dagaalamay iyo qof rayid ah, waxaana ku dhaawacmeay 11 kale.

Dagaalkan oo ah kii ugu cuslaa ee Beledweyne ka dhaca ayaa xaaladiisa laga deyrinayaa….

Goobooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON