Sunday, July 13, 2025

Danjiraha cusub ee Itoobiya oo waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Wasiir Yuusuf Garaad

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa waraaqihiisa aqoonsiga safiirnimo ka gudodomay safiirka cusub ee Itoobiya u soo magacawday Soomaaliya Jamaludin Mustafa Cumar.

Danjiraha oo dhowaan xilka loo soo magacaabay  ayaa kasoo jeeda Soomaalida Itoobiya, ayaa lagu bedelay safiirkii hore ee Itoobiya u jooga magaalada Muqdisho.

Wasiirka arrimaha dibadda Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa sheegay inay danjiraha Itoobiya si kooban uga wadahadleen xoojinta xiriirka labada dal, waxana qoraal uu soo dhigay bartiisa FB ku sheegay in qodobada ay isla soo qaadeen ay kamid yihiin deeq waxbarasho oo Itoobiya siiso arady Soomaaliyeed.

Xiriirka  Itoobiya iyo Soomaaliya ayaan wanaagsaneyn kadib intii uu xilka yimid madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON