Saturday, July 5, 2025

Darawal Mooto Bajaajle oo lagu dilay Magaalada Muqdisho iyo Askarigii falka geystay oo la…

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in darawal Mooto Bajaajle ah, kadib markii uu rasaas ku furay.

Falkan ayaa ka dhacay Isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho, kadib markii askari ka mida ilaalada isbitaalka uu xabbad ku riday Darawalka Mootada oo ku sugnaa Albaabka hore ee Isbitaalka, taasoo keentay inuu u geeriyoodo, waxaana ku dhaawacmay laab qof oo kale.

Askariga dilka geystay ayaa la sheegay inuu Darawalka Mooto Bajaajlaha ku amray inuu ka tago albaabka hore ee Isbitaalka, iyadoo wadaddu ahayd mid mashquul badan, markii uu ka dhego adeygay amarkiisana uu rasaas ku riday.

Darawal Mooto Bajaaj le oo lagu dilay Muqdisho

Ciidamada booliska ayaa gaaray halkaasi, iyadoo askarigiina uu gudaha u galay isbitaalka, iyadoo ay qabteen ciidamada. Waxayna arrintan ka mid tahay dilal joogto ah oo ciidamada dowladda kula kacaan darawallada Mootooyina ee magaalada Muqdisho.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON