Monday, July 14, 2025

Dasuurka KMG ah ee Soomaaliya

Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya waxaa la ansixiyay: 1 August 2012. Mogadishu

Waxaa ansixiyay ergo lagakeenaybeelahaSoomaalida oo ka qaybgashayshirkiiansixintadasuurkaSoomaaliya

Madasha shirkaasi waxaa  ku sugnaa ergo gaareysa 825, waxaa la sheegay in loo akhriyey qaabka codeyntuna u dhacdayna waxay ahayd gacan taag.

621    HAA

13       MAYA
11      KA aamusay.

Waa qabyo, waxaana dhameystiri doona Baarlamaanka oo guddi u saaraya

Waxaana kadib sida lagu wado loo bandhigi doonaa afti dadweyne markaas kadib oo uu noqon doono dastuur daa’im ah.

Halkan kala deg Dastuurka KMG ah

 

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON