Waxaa la soo bandhigay muuqaalka ninkii ka dambeeyay qarixii shalay ka dhacay suuqa Beerta ee degmada Waaberi, magaalada Muqdisho.
Ninkan oo ay qabteen Ciidamada ammaanka ayaa kadib lagu raadiyay Garaash lagu diyaaariyay qaraxa, waxaana ciidamadu soo qabteen dhammaan dadkii garaashkaasi ku sugnaa oo baaritana lagu wado.
DAAWO SAWIRRO