Sunday, July 13, 2025

DEGDEG: Al Shabaab oo la wareegtay Xaruntii Saldhigii Ciidamada Puntland ee Degaanka Af urur

Wararka ka imaanaya Gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in ciidammada Puntland ay isaga baxeen degaanka Af urur oo saldhig weyn ay ku lahaayeen ciidamada Daraawiishta Puntland.

Ururka Al Shabaab ayaa la sheegay in ay la wareegeen markii ay ciidammada Puntland isaga huleeleen deegaankaas. Puntland wali faahfaahin kama aysan bixinin sababta ay ciidammada oogala baxday deegaankaas.

Arrintan ayaa dhabarjab ah ku maamulka Puntland oo dagaal aan dhammaan kula jira kooxaha Alshabaab iyo Daacish ee ka howlgala buuraleyda Gobolka Bari

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON