Monday, June 23, 2025

DEGDEG: Alshabaab Saraakiil ka tirsan Booliska Kenya ku dishay Mandheera

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in maleeshiyo Alshabaab ka tirsan ay dileen shan sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska dalka Kenya weerar ka dhacay maanta Mandheera, Waqooyiga Bare ee Kenya.

Weerarka ayaa ka dhacay degaanka Dimu, sida uu xaqiijiyay guddoomiyaha Mandheere Cali Rooba oo bartiisa twitterka ku shaaciyay weerarkan.

Guddoomiye Cali Robo ayaa cambaareeyay weerarka Alshabaab ku qaaday saraakiisha booliska dalka Kenya, waana weerarkii ugu danbeeyay ee maleeshiyada Alshabaab ay gudaha Kenya ku qaadaan.

Ad

Reuters

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON