Wednesday, June 25, 2025

DEGDEG: Axmed Ducaale Geelle oo ku guuleystay Madaxweynaha Maamulka Galmudug

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Ganacsade Axmed Ducaale Geelle [Xaaf] uu ku guuleystay doorashadii madaxweynaha maamulka Galmudug.

Doorashada oo magaalada Cadaado ka dhacay waxaa wareegii koowaad si weyn ugu horeeyay Musharax Xaaf , iyadoo natiijadu noqotay:

Axmed Ducaale Geelle  57 cod

Axmed Cali Hilowle:    24 cod

C/qaadir Maxamed Shirwac: 7 cod

Wreegii labaad oo ay isugu soo hareen Axmed Ducaale Geelle iyo Axmed Cali Hilowle ayaa waxaa ku guuleystay Axmed Ducaale Geelle oo helay 57 cod iyo Axmed Cali Hilowle oo helay 34 Cod iyo hal cod oo xumaaday.

 Ganacsade iyo xildhibaan hore Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ahaa ninka ugu da’da weyn musharixiinta xilka u tartamayay ayaa sidaas ku noqday madaxweynaha cusub ee Galmudug, iyadoo ay hor yaallaaan caqabado waaweyn iyo maamul aad u jilicsan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON