Monday, June 23, 2025

Baarlamaanka Isbedeldoonka Jubbaland oo doortay Madaxweyne cusub

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Baarlamaanka Golaha Isbedeldoonka Jubbaland uu goor dhoweyd Madaxweyne cusub doortay.

Doorashada oo ka dhacday magaalada Kismaayo waxaa waxaa lagu dhawaaqay in Madaxweynaha Jubbaland ee 4-ta sano ee soo socota loogu doortay C/rashiid Maxamed Xiddig oo ahaa xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka iyo siyaasi si weyn uga horjeedo Axmed Madoobe, waxaana la shaaciyey inuu helay 59 cod.

Waxaa madaxweyne ku xigeen loo doortay Aadan Afey oo helay 63 cod, iyo Madaxwene ku xigeen labaad oo loo doortay C/qaadir Cabdi Sharay oo helay 62 cod.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON