Sunday, July 13, 2025

DEGDEG: Bannaanbaxyo rabshado wata oo ka socda Magaalada Burtco & Rasaas la maqlayo

Wararka laga helayo magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ayaa sheegaya in bannaanbaxyo ay ka socdaan magaalada.

Dadweyne ka careysan natiijada doorashada madaxweynaha Somaliland ee galabta lagu dhawaaqay ayaa isugu soo baxay magaalada oo ay taageerayaal badan ku leeyihiin xisbiga Wadani, waxana la sheegay in rabashado ay ka socdaan  magaalada iyadoo ciidamo hubeysan ay rasaas ridayaan.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in qof ku dhintay magaalada saddex kalena lagu dhawaacay rabshadaha socda, waxana magalaada la geeyay ciidamada milateriga oo awood u adeegsanaya dadka rabshadaha wata.

Magaalooyin kale ayaa laga soo sheegya inay bannaanbaxyo lagu diidan yahay natiijada doorashada Somaliland ay ka socdaan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON