Monday, July 14, 2025

DEGDEG: C/weli Muudey oo la wareegay Guddoonka Fadhiga Baarlamaanka & Guddoomiye Jawaari oo…

Fadhigii Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka furmay Xarunta Baarlamaanka magaalada Muqdisho, iyadoo uu shir guddoonka la wareegay Guddoomiye ku xigeenka koowaad.

C/weli Muudey ayaa ugu horeyntii la wareegay Guddoonka Baarlamanka, waxaana gudodomiyaha is-casilay ee Maxamed Sheekh Cismaan  (Jawaari) uu ka soo muuqay fadhiga safka hore ee marti sharafta Baarlamaanka loogu talogalay.

Arrintan ayaa ka hor imaaneysa heshiis laga gaaray arrintan oo Guddoomiye Jawaari loogu ogolaaday inuu  guddoomiyo qeybta hore ee kulanka, waxaana taas lagu bedelay in guddoominta fadhiga uu wado C/weli Muudey oo ku adkeystay arritan.

Kulanka oo hadda furmay ayaa la wada sugayaa khudbadda Guddoomiyaha xilka baneynaya uu ka jeedin doono Golaha.

Image may contain: 2 people, people sitting and indoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON