Friday, June 27, 2025

DEGDEG: Ciidamada Galmudug oo dib ula wareegay degaanka Camaara

Wararka lagala helayo degaanka Camaara ee Koofurta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada  Galmudug ay dib ula wareegeen degaa degaanka Camaara oo  hore ay qabsdeen kooxda Al-shabaab iyadoo aanu wax dagaal ahi ka dhacin.

ciidan

Ciidamada Galmudug ayaa magaalada la wareegay markii ay dhinacyo kala duwan ka galeen, kadib markii ay isaga baxeen kooxda Alshabaab, maa jirin wax iska hor imaad ah oo ka dhacay degaankaasi.

Degaanka Camaara ayaa waxaa maalmo ka hor la wareegay maleeshiyooyin ka tirsan Al-shabaab, taaso keentay cabsi soo wajahday dadka degaanka, waxaana maanta dib ugu laabtay degaankaasi.

Maamulka Galmudug ee uu hogaamiyo C/kariin Guuleed ayaa  dhowaan shaaciyay inuu bil0wday dagaal Al-shabaab looga saarayo degaanada ay ka joogaan Gobolka Galgaduud iyo  degaanada Koofurta  Mudug.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON