Tuesday, June 24, 2025

DEGDEG: Ciidamao galay Guriga Senator Cabdi Qeybdiid ee magaalada Muqdisho

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa Imaaraadka carabta tababarray ay galeen Hoyga Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federalka.

Ciidamada ayaa wararku sheegayaan inay baaritaan xoog leh ka wadaan Guriga Cabdi Qeybdiid, iyadoo si kedis ah looga war helay ciidamo fara badan oo xiray agagaarka Guriga Senatorka, isla markaana howlgal ka bilaabay

Baaritaanka ayaa hadda socda iyadoo wararkii ugu danbeeyay sheegayaaan in howgalka uu ku kooban yahay hoyga Cabdi Qeybdiid oo ah dhisme weyn oo ku dhow isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho.

Wararkii ugu danbeeyay Ciidamo uu Imaaraadka tababarray oo weerar ku qaaday Guriga Senator Qeybdiid

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON