Monday, July 14, 2025

DEGDEG: Ciidamo Gadoodsan oo xirtay Wadooyinka ugu weyn magaalada Muqdisho

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo gadoodsan ay xireen mid ka mida wadooyinka ugu waaweyn magaalada Muqdisho.

Ciidamadan ayaa diiday inay gaadiidka iyo dadka ay isu socdaan, waxaana la sheegay inay ka gadoodsan yihiin mushaar la’aan iyo daryeel la’aan.

Ciidamada gadoodsan ayaa xirtay Isgoysyada mashquulka badan ee KM5 iyo KM4 iyo wadooyinka degmada Wadajir, siiba wadadda tagta garoonka diyaaradaha Muqdisho. Ciidamada ayaa wata gaadiidka dagaalka iyo hub culus.

Xaalad kacsan aayay ka abuureen magaalada, waxaana hakaday isu socodkii Gaadiidka, taasoo fowdo ka abuuray wadooyinkaasi iyo goobaha ugu mashquulka badan oo isku xira magaalada.


WARARKII UGU DANBEEYAY: Ciidamadii gadoodka sameeyay ayaa ku laabtay xerooyinkooda kadib wadahadal dhex maray Saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska iyo Nabadsugidda.

SAWIRRO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON