DEGDEG: Dad ku dhintay weerar lagu qaaday Masjid ku yaala Bariga Sacuudiga

Wararka soo dhacay iminka ee laga helayo dalka Sacuudiga ayaa sheegaya in weerar uu xigay qarax ka dhacay Masjid ku yaala Bariga Sacuudiga magaalo ku taalla oo lagu magacaabo Axsaa , gobolka Maxaasiin ay ku dhinteen saddex ruux.

Masjidka oo lagu magacaabo Imaam Ridaa oo ah masjid  Shiicadu leedahay waxaa weerar ku qaaday dabley hubeysan, kadibna waxaa ka dhacay qarax maanta soo salaadii Jimce loo diyaar garoobayay waxaana wararka qaar sheegayaan in qof ka mid ahaa kuwii weerarka ka danbeeyay la qabtay.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in tirada dhimashada ay gaareyso 5 ruux sida uu ku soo waramayo Telefishanka Alcarabiya.

La soco Faahfaahin kale …..

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON