Monday, June 23, 2025

DEGDEG: Dad lagu dilay Weerar khaarijin ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Wararka aaga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd uu weerar khaarijin ah ka dhacay magaalada.

Weerarkan oo ay geysteen dabley hubeysan ayaa ka dhacay degmada Hodan gaar ahaan agagaarka Isbstaalka Digfeer, iyadoo lagu weeraray dad la socday gaari.

Dadka degaanka ayaa soo sheegay in  dabley ay rasaas ku fureen Gaari nooca raaxada ah oo , waxaana goobta ku dhintay laba qof oo ka mid ahaa dadkii gaariga la weeraray la socdaym iyadoo dhowr qof oo kale kale la dhaawacay oo qaarkood xaaladoodu liidato.

Dableyda weerarka geystay  ayaa baxsatay, waxaana halkaasi ka dhowaa ciidamada ammaanka ee xasilinta.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON