Monday, July 14, 2025

DEGDEG: Dagaal culus oo ka qarxay duleedka Magaalada Beledweyne

Wararka laga  helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd dagaal qaraar ka qarxay  degaanka Luuq Jeelow ee duleedka magaalada Beledweyne.

Dagaalka ayaa u dhaxeeya  ciidanka dowladda Soomaaliya oo ay wehliyaan kuwa AMISOM iyo Al-Shabaab.

Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa la sheegay inay qaadeen  weerarka oo hadda ka socda degaankaasi, waxayna wararku sheegayaan in hub waaweyn la isku weydaarsaayo.

Dadka degaanka ayaa ka qaxay degaanka Luu Jeelow oo dhowaan Alshabaab ay ka geysteen falal amni darro ah.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON