Sunday, July 13, 2025

DEGDEG: Dil naxdin leh oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Dil naxdin leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii kooxo bistoolado ku hubeysan haweeney.

Dilka ayaa ka dhacay Suuqa Siinaay ee degmada Wardhiigley, waxaana toogasho lagu dilay hooyo Soomaliyeed oo lagu magacaabi jiray Xaliimo Cabdi Xayle.

Hooyo Xaliimo ayay sheegeen dadka degaanka inay suuqa ku iibin jirtay dharka lasoo isticmaalay ee loo yaqaan Huudheyda.

Kooxdii dableyda ahayd ee dilka geystay ayaa goobta ka baxsatay, iyadoo si weyn looga naxay dilka haweeneyda.  Sidii caadada ahayd ciidamada Ammaanka ayaa goor danbe  gaaray  goobta iyadoo baaritaan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON