Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay goor dhoweyd fal dil ah ka geysatay magaalada.
Mid ka mida odayaashii ergadii magaalada Cadaado ku soo dooratay xildhibaanada Federaalka ayaa goor dhoweyd lagu dilay xaafaldda Albaraka, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
Ninka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Sayid Cali Xuseen Abtidoon, waxaana goobta ka baxsaday dableydii bistooladaha ku hubeysnaa ee dilka toogashada ah geystay.
Goobjooge.com