Friday, September 5, 2025

DEGDEG: Gaari Goor dhoweyd ku qarxay Magaalada Muqdisho

Gaari lagu xiray waxybaaha qarxa ayaa goor dhoweyd ku qarxay magaalada Muqdisho.

Qaraxan ayaa ka dhacay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in gaariga oo uu lahaa sarkaal ka tirsan Hay’adda Socdaalka dowladda Soomaaliya.

Waxyaabaha qarxa oo lagu xiray gaariga ayaa qarxay, waxaana wararkii ugu horeeyay ay sheegayaan inuu sarkaalka oo ka shaqeeya Garoonka diyaaradaha Mudisho uu dhaawac soo gaaray.

Maamulka degmada Waaberi iyo Ciidamada ammaanka ayaa gaaray goobta uu Qaraxa ka dhacay, waxaana la sheegay inaysan jirin cid loo qabtay.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON