Sunday, July 13, 2025

DEGDEG: Gaari Hay’ad ka tirsan UN-ka oo lagu Qarxiyay magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya inuu qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhashay Gaari ay leeyihiin ciidamada ilaalada UN-ka ee Soomaalida ah, kaasoo yaalay Garaash ay leedahay Hay’adda UNDP ee magaalada Muqdisho, kuna dhow Garoonka diyaaradaha.

Wararkii ugu horeeyay ayaa sheegaya in qaraxa lagu soo xiray Gaariga, xilli uu yaalayafkahore ee Garaashka.

Qarax ayaa ku beegmay iyadoo aan cidna saarneyn, oo la dhigay bannaanka xarunta UNDP ee la dhigo baabuurta taasoo yareysay, waxaana la soo weriyay inay  labo qof ku dhaawacmeen Qaraxa.

Q/Midoobay ayaan wax war ah ka soo saarin qaraxan iyo qaabka ay ku suuragashay in qaraxa lagu xiro gaari ciidan oo ay leeyihiin ciidamada gaarka ah  ee ilaalada u ah UN-ka.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON