War hadda soo dhacay ayaa sheegay in Qarax miino uu haleelay Gaari nooca ciidamada ah oo mareyay duleedka magaalada Muqdisho.
Qaraxan ayaa ka dhacay agagaarka Siinka dheer ee duleedka magaalada Muqdisho oo ah koontaroolka laga soo galo caasimadda, iyadoo wararkii ugu horeeyay ay sheegayaan in Gaariga uu ku burburay qaraxa, isla amrkaana uu jiro qasaare.
Gaariga la qarxiyey ayaa ahaa Land Cruizer nooac loo yaqaan Cabdi Bille, waxaana dadka degaanka ay sheegeen inay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka.
LA SOCO WIXII SOO KORDHA…