Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhow qarax ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.
Qaraxa ayaa wararku sheegayaan inuu qaraxa ka dhashay Gaari miineysan oo ku qarxay xaafadda rajo ee Degmada Wadajir.
Qaraxa gaariga ayaa saameyn ku yeeshay xerada dadka barakacayaasha ee Rajo sida ay sheegeen dad goobjoogeyaal ah.
Ilaa hadda wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in qof ku dhaawacmay, waxaana goobta gaaray ciidamada ammaanka.
Goobjooge.com