Thursday, July 17, 2025

Gaari xamuul ah oo dad ku laayey Magaalada New York ee dalka Mareykanka

Warrka laga helayo dalka Mareykanka ayaa sheegaya in Gaari weyn oo xamuul ah la jiirsiiyay dad ku sugnaa magaalada New York ee dalka Mareykanka.

Weerarkan loo adeegsaday gaariga ayaa  si toos ah loogu jiirsiiyay dad ku sugnaa dhinaca Galbeed ee wadadda weyn oo high way ah, sida ay sheegeen Booliska magaalada New York, waxaana isla goobta ku dhintay 6 qof, halka dhaawacyadu gaarayaan 15 kale oo isbitaallada la dhigay.

Wadaha gaariga weerarka geystay ayaa la sheegay inay Booliska gacanta ku dhigeen, iyadoo baaritaan lagu hayo, waxayna Boolisku sheegeen inay weerarka u arkeen mid argagixiso.
Xaaladda ayaa kacsan magaalada New York, waxaana la xiray goobta shilku ka dhacay iyadoo ciidamo badan la geeyay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON