Monday, July 14, 2025

DEGDEG: Garoonka Magaalada Boosaaso oo lagu xayiray Diyaarad Xamuul ay wateen Saraakiil Imaaraad ah

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka Garoonka Diyaaradaha magaalada Boosaaso ay xayireen Diyaarad iyo saraakiil ka tirsan dowladda Imaaraadka Carabta.

Arrintan ayaa ka dhalatay iyadoo saraakiisha tababareyaasha ah ee ciidamada Imaaraadka ay diideen  inay xamuul culus oo ay wateen oo ku jiray Boorsooyin iyo Sanaadiiq, waxaana arrintaasi ay keentay in ciidamada garoonka ay diidaan in alaabtaasi baaritaan la’aan ay marto garoonka.

Ciidamada Imaaraadka ayaa saldhig ku leh magaalada Boosaaso, waxayna tababarraan ciidamada Badda maamulka Puntland. Wararka ayaa sheegay in diyaarad ay lahaayeen ciidamadan iyo qalabaka culus ay ku xayiran yihiin garoonka magaalada Boosaaso.

Diyaarad & Saraakiishii Imaaraadka ee lagu xayiray Garoonka Boosaaso oo la fasaxay & Wararkii ugu danbeeyay

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON