Sunday, July 13, 2025

DEGDEG: Golaha Wasiirada oo Gen. Gaafow u magacaabay Taliyaha Rasmiga ah ee NISA

Shir gaara oo ay Golaha Wasiirada ay hadda ku leeyihiin Xaruntooda magaalada Muqdisho ayaa lagu ansixiyay inuu taliyaha Rasmiga ah ee Hay’adda nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Noqdo Generaal C/llaahi Gaafow Maxamuud.

Gen. Gaafow oo hore madaxweyne Xasan Sheekh ugu magacaabay inuu si KMG ah xilka Taliyaha NISA u hayo ayaa hadda si rasmi ah loogu sharciyeeyay xilkaasi, iyadoo laga qaadayo  xilka kale ee hogaanka Socdaalka.

Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo aan maanta caadi ahayn waxaa guddoominaya Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid, waxaana looga doodayaa arrimo ku saabsan ammaanka iyo dhacdooyinkii inqilaabka fashilmay ee Turkiga.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON