Monday, July 14, 2025

DEGDEG: Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka oo doortay Guddoon cusub [Akhriso Magacyada]

Guddiga Maaliyada Baarlamaanka Soomaaliya ee dib u habeynta lagu sameeyay, isla markaana laga saaray saddexdii mas’uul ee ugu sareeyay Guddigaasi aya kulankoodii ugu horeeyay isla maanta yeeshay, waxaana lagu magacaabay Guddoomiye, ku-xigeen iyo Xoghaye.

Kulanka Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka waxay goor dhoweyd Guddoomiye u doorteen Xildhibaan Maxamuud C/llaahi Siraaji, iyadoo guddoomiye ku xigeen loo doortay Xildhibaan Aamino Sheekh Cusmaan, waxaana xoghaye Xoghaye laga dhigay Xildhibaan Aadan Cali Xasan.

Guddigan oo ay hadda u badan yihiin xildhibaannada taageerayaasha xukuumadda ayaa laga rabaa inay 30-ka bishan Baarlamaanka hor keenaan Miisaaniyadda 2019, si degdeg loogu ansixiyo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON