Sunday, July 13, 2025

DEGDEG: Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo la doortay [Waa kuma…?]

Waxaa hadda soo dhammaatay tirinta  codadka Doorashada Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Doorashada oo ay codeeyeen senatorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka waxaa ku guuleystay XILDHIBAAN CABDI XAASHI CABDULLAAHI oo cod aqbaliyad oo gaaraya 40 cod helay.

Codadka intooda badan waxaa helay Cabdi Xaashi C/llaahi iyadoo ninkii la tartamayay ee Mustafe Maxamuud Qodax uu helay codad kooban.

Guddiga Doorashada ayaa ku dhawaaqi doonta natiijada rasmig ah, iyadoo sacab fara badan u dhacay markii la gaaray codadkii uu ku guuleysan lahaa.

HALKAN KA AKHRISO NATIIJADA RASMIGA AH

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON